COMING SOON......Radio Nasiib

Sunday, June 6, 2010

K’naan oo u tartamaya abaal marin caalami ah (Fadlan u Codee)

K’NAAN ayaa ku jirA tartanka uu qabto TV-ga BET ee BET (Black Entertainment Television) kaas oo lagu dooranayo fanaanka ugu fiican ee dunida.
Tartanka waxa kula jira K’NAAN fanaaniin faro badan kuwaas oo si weyn looga yaqaano Stage-yada caalamka oo soo bandhiga heeso muhiima ah.
Haddii aad taagerto fanaanka Soomaaliyeed ee K’NAAN iminka waxa jaanis u haysataa inaad codkaaga ka dhiibato website-ka BET oo kaaga muuqanayo sawirkiisa.
Halkan Guji [CODAYN] si aad ugu codayso dabadeedna sawirkiisa ku dhufo oo ay ku hor qoran tahay VOTE, waxaana hadda ka sarreeya oo kaliya Afar fannaan.

Nasiib News

0 comments:

Grab this Widget ~ Blogger Accessories
 
free web site stats and visitor tracking