COMING SOON......Radio Nasiib

Tuesday, March 2, 2010

Madaxweyne Rayaale oo soo soo saaray Xeerka Dhaqan Galka, Wax Ka Bedelka Iyo Kaabista Xeerka Shaqaalaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqan-galka wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004 Madaxweynuhu markuu Arkay qodobada 90-aad iyo 75-aad ee dastuurka JSL, isla markaana uu helay go’aanka golaha wakiilada, go’aan No: GW/KF-10/474/2010 ee ku taariihaysan 31/01/2010 iyo go’aanka golaha Guurtida, Go’aan No: GG/JSL/G-2/07/2009 ee ku taariikhaysan 27/07/2009, ayaa waxa uu 

soo saaray Digreeto No: 0431/03/2010 oo lagu baahinayo dhaqan galka wax ka bedelka iyo kaabista Xeerka shaqaalaha rayidka ah Xeer No: 31/2004.
 
Allaa Mahad leh,
Siciid Cadaani Mooge
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Nasiib News

0 comments:

Grab this Widget ~ Blogger Accessories
 
free web site stats and visitor tracking