Hargeysa, (Nnn)- Madaxwayanaha cusub ee loo doortay Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa si kulul u cambaareeyay falalkii argagixisada ahaa ee lagu weeraray goobaha lagu caweeyo ee magaalada Kampala ee Casimada Uganda. Waxaanu Mudane siilaanyo sheegay inay aad uga xun yihiin  falkaas argagixiso ee sababay dhimashada iyo dhaawacaba.
COMING SOON......Radio Nasiib
Friday, July 16, 2010
Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland Oo Ka Digay Khatarta Al-Shabaab Ee Gobolka Cambaareeyayna Weeraradii Lagu Qaaday Kampala
 
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
 


 
 



 
 









 



0 comments:
Post a Comment