Hargeysa, (Nnn)- Dowlada Maraykanka  ayaa maxkamad horkeentay 11 qof oo looga shakisan yahay in ay u shaqaynayeen sirdoonka Ciidmada Ruushka ayaa waxa ay maxkamadu go´´ aansantay in ay qaadato dalab ay xukuumada Ruushka soo jeediyeen oo ah maxaabiis  kala beddelasho.
Afhayaan u hadlay  Maraykanka ayaa sheegay in ay maxkamada Magaalada New York ay go´´ aan ku gaartay sii daynta dadkaasi,
Waxana iyaduna go´´aan ka la mid ah qaadatey dowlada Ruushka oo iyaguna sheegay inay sii daynayaan 4 khuburo ah oo dhinaca Nuclear-ka sirdoon uga ahaa Maraykanka iyo Britain.

Si kastaba ha ahaatee, madaxweynaha Ruushka Demetri Medvadev ayaa sheegay in ay go´´ aan sadeen sii daynta 4-qof oo dhamaantood ahaa muwadaadiniin uu dhashay dalka Ruushka ah oo u sirdoonayay laanta CIA-DA Maraykanka.

Laba ka mid ah basaasiinta Ruushka 
 
0 comments:
Post a Comment