COMING SOON......Radio Nasiib

Wednesday, February 17, 2010

Munaasibad ballaadhan oo loogu wanqalay Degmada Balli-cabbane (Ballicaanood) + Sawirro

Ballicabbane, (NNN) - Munaasibad ballaadhan oo loogu wan-qalayay Degmada Balli-cabbane ee gobolka Hawd oo ka mid ah Degmooyinkii uu Madaxweyne Rayaale magacaabay, ayaa shalay lagu qabtay Degmadaas.
Munaasibaddaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana ay ka qayb galeen Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka, Salaadiin, Madax-dhaqameed kale, A qoonyahan, Dhakhaatiir, Axsaabta 


 Siyaasadda iyo marti-sharaf kale, ayaa Wasiiradii ka qayb galay waxa ka mid ahaa, Wasiirada, Caafimaadka, Dibu-u-dejinta, Arrimaha dibedda, Diinta iyo Awqaafta, Madaxtooyada iyo Wasiiru-dawlaha arrimaha dibedda.


 

News and More pictures coming soon.................

Nasiib News

0 comments:

Grab this Widget ~ Blogger Accessories
 
free web site stats and visitor tracking