Hargeysa (Nasiib)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali
Maxamed Waran-cadde, ayaa  muddeeyay
xilliga ay bixinayaan kana bilaabayaan dalka oo dhan  kaadhka dhalashada muwaadiniinta, isaga oo
dhinaca kalena xusay cidda xaqa u leh qaadashada jinsiyadda muwaadinnimada.
Wasiirku
waxa uu sidaas ku sheegay kulan uu shalay la yeeshay Maayarrada magaalooyinka
iyo Guddoomiyeyaasha gobollada dalka, kaas oo uu ku soo bandhigay Xeer-nidaame
qeexaya qaadashada kaadhka aqoonsiga muwaadiniinta.
Warkii oo Dhan
 




 
 





 
 









 


