Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta soo saaray xeer lagu baahinayo dhaqan-galka wax-ka-bedelka iyo kaabista xeerka shaqaalaha Rayidka ah, Xeer No: 31/2004 Madaxweynuhu markuu Arkay qodobada 90-aad iyo 75-aad ee dastuurka JSL, isla markaana uu helay go’aanka golaha wakiilada, go’aan No: GW/KF-10/474/2010 ee ku taariihaysan 31/01/2010 iyo go’aanka golaha Guurtida, Go’aan No: GG/JSL/G-2/07/2009 ee ku taariikhaysan 27/07/2009, ayaa waxa uu
Warkii oo Dhan

