Siday sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood, Guddoomiyaha Gobolka Sool Saalax Askar Xuseen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Ilaaladiisa, ayaa Bambo nooca meesha fog laga hago ah oo Gurigiisa la ag-dhigay lagu qarxiyay abbaaro 11:15 subaxnimo ee saacadda Afrikada bari, waxaana halkaa ku dhintay mid ka mid ah Ilaaladiisa, halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo kale oo uu ku jiro Guddoomiyuhu.
Warkii oo Dhan

